Taliye ku-xigeenkii ciidanka dowlada federaalku geysay Baydhabo oo la dilay

Taliye ku-xigeenkii ciidamo Boolis ah oo dhowaan dowlada federaalku u dirtay magaalada Baydhabo ayaa galabta halkaas lagu dilay sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Baydhabo. Wararka ayaa intaa ku daraya in taliye ku-xigeenka oo aan magaciisa la sheegin uu dilay askari ka mid ahaa isla ciidanka ay dowladu u dirtay Baydhabo ka dib markii … Continue reading Taliye ku-xigeenkii ciidanka dowlada federaalku geysay Baydhabo oo la dilay